LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Maxaa daawo u ah madax xanuun ama Migreen


Madax xanuun ka iyo migraine waa labo xaaladood oo iska ag dhow inkastoo ay Kala du wayihiin
 
Madax xanuunku : waa xanuun qafiif ah ama dhaxdhaxaad ah. 

Mamarka qaar waxaa keena daalka, hurdo la, aanta ama cuntooyinka qaar wey keeni 
karaan
Maxaa lagu daaweyn karaa: 
Wey iska fududahay daawadiisa 
Waxaa ku filan paracetamol ama ibuprofen 

Migraine:  waa xanuun daran oo inta badan dhaca hal dhinac ee madaxa. 

Waxaa lasocon kara caalmado kale sida lalabo, matag iyo iftiinka oo ku dhiba. 

Migraine ka: wuxuu u baahanyahay qofku dhaqter gaar ah iyo daaweyn caafimaad
 

Tallooyin dabiici ah
A:  seexo hurdo kugu filan 
B:    cab Biyo badan
C :  jimicsi fudud sameeye

Waxaa wanagsan marki uu xanuunku kuhayo inaad ku nasarid meel iftiinku yar yahay oo dagan inaad ku nasatid.
Hadii xanuunku oo sii bato aad goob caafimaad, si aad u heshi tacaal dheeri ah.
  


Post a Comment

0 Comments